Editorial

Sumcadda Qoyska Maxamed Siyaad!

Sumcadda Qoyska Maxamed Siyaad!

Soomaalida waa dad faashiliin ah oo ruuxii doona inuu meel ka soo saaro jecel iney fashiliyaan. Iyagoo sida la wada ogyahay ahaa dad nabad ku wada noolaada, ayey waayadii dambe iimaanka iska qaadeen oo in qori wax lagu doono mooyee... (Continue reading)

Bullacan Xariifka ah Ayan Insurance ka Galay!

Bullacan Xariifka ah Ayan Insurance ka Galay!

 Ka dib markii aan in muddo ah daawaynayey sida akhalaakhda wanaagsan ee uu dadka ula hadlo bulacan lagu magacaabo Geico oo sida wanaagsan u xayeysiiya insuransiga macagiisa isticmaala ayaa aakhirka waxan isku qoray inaan ka mid ahaado macaamishiisa. Waxa ay... (Continue reading)

4.5 oo Dadka Qaar Rabaan in Lagu Dhaqo Saxaafadda!

4.5 oo Dadka Qaar Rabaan in Lagu Dhaqo Saxaafadda!

  Haddii uu ku dhaafay barnaamijkii Ciidda ee laga sii daayey BBC-da qeybta afka Soomaaliga, weli waxad ka heli kartaan webka Hiiraan Online. Qeyb gaar ah oo webkaasi la soo geliyey waxa uu si gaar ah u khuseysaa wareysi seddex... (Continue reading)

Political campaigns undervalue ethnic media

Political campaigns undervalue ethnic media

By: Julie Pham, PhD SEATTLE — If they say every vote counts, why are political candidates doing so little to reach out to Washington’s significant minority communities? Many ethnic media outlets in Washington are asking this very question. While mainstream... (Continue reading)

Journalists Meet

Journalists Meet

Julie Pham, PhD, Managing Editor Người Việt Tây Bắc/Northwest Vietnamese News and Mohamud Yussuf the publisher of Runta, a Somali newspaper welcomed in Seattle September 23rd Vernon Whitmore (left), the Publisher Globe Newspaper Group.  Mohamud and Julie are members of... (Continue reading)

Indhaha Amiin Caamir!

Indhaha Amiin Caamir!

Siyaasadda Mareykanka ee ku wajahan Soomaaliya waxa ay iska noqotay mid khamaar ah. Mareykanka weligii waxa lagu yaqaanaa inuu danihiisa ka hormariyo danaha dadyowga kale, si uu u gaarana jid walba uu u maro. Khamaarka Mareykanka uu la ciyaaro Soomaalida... (Continue reading)

Soomaaliyey Indhaha Fura!

Soomaaliyey Indhaha Fura!

Soomaalida ku nool North America waxa ay noqotay cudud muuqata oo dad badan oo dano ka leh ku xisaabtamaan. Waxan arkay dadyow kala duwan oo isugu jira kuwo dalka loogu yimid iyo kuwo sideenoo kale soo galay oo ku guda... (Continue reading)

Soomaalida Horusocod (Progressive) Ma Aha,,Jug Jug Meeshaada Joog

Soomaalida Horusocod (Progressive) Ma Aha,,Jug Jug Meeshaada Joog

  Intii ay dhibaatadu ku socotay dalkeena  gabadhihii ku dhashay laga yaabo maanta qaarkood  in leeyihiin in ka badan labo caruur. Muddadaa badan waxan isku dayeyey inaan fahmo sababta Soomaalida u diiddan iney  dalkooda ku heshiiyaan. Wixii ka dambeysay 1991kii... (Continue reading)