Warning: session_start() [function.session-start]: open(/home/content/57/7277257/tmp/sess_f07gf365vvvol1cu4hj70bcu92, O_RDWR) failed: No such file or directory (2) in /home/content/57/7277257/html/wp-content/plugins/contus-video-gallery/hdflvvideoshare.php on line 1844
Runta, Runtanews, Somali and African news service | Category Archive | Education

Archive | Education

New Book Refutes Inaccurate Notions on Islam!

New Book Refutes Inaccurate Notions on Islam!

Posted on 30 March 2017 by admin

9781524516987_pap.indd

Author Syed Ali looks to restore true ideals of Islam after centuries of distortion

SYDNEY, Australia– There are close to 1.6 billion Muslims worldwide, and according to the Pew Research Center, Islam is the fastest growing organized religion. Despite the continued spread of Islam, misconceptions and misunderstandings of Islamic teachings often tarnish the reputation of the entire belief system. In A Closer Look at Islam, author Syed Ali looks to stop the spread of misinformation, educating critics and believers alike on the history and ideology of the world’s second largest religion.

His book dispels false allegations against Islam, examines the difficulties in understanding the Quran and the complexities of Islamic history, and helps the reader understand the true teachings of the faith. Additionally, Ali’s work showcases material in an unbiased manner and thoroughly counters slanders of Islam.

“We’ve seen a steep rise in Islamophobia in recent times, with false claims arising from plain ignorance,” Ali said. “This has resulted in negative attitudes towards the Muslim community. Critics seem to be unaware that over time, Islamic history has failed to crystallize into one uniform version.  A Closer Look at Islam attempts to explain the teachings of Islam from material that is acceptable to all Muslims.”   

“A Closer Look at Islam”

By Syed B. Ali

ISBN: 9781524516994 (hardcover), 9781524516987 (softcover), 9781524516970 (e-book)

Available at  Amazon, Barnes and Noble and Xlibris

About the author

Syed Ali is the author of “A Closer Look at Islam,” a book which dissects common misconceptions about the popular religion. Ali is passionate about stopping the spread of misinformation that has misrepresented Islamic teachings, and instead hopes to inform believers and non-believers of Islam’s true credos and doctrines.

Comments (0)

Akadeemiyada BBC oo Bilowday Macluumaad Loogu Tala Galay Warbaahinta oo Af-Soomaaliga ah!

Akadeemiyada BBC oo Bilowday Macluumaad Loogu Tala Galay Warbaahinta oo Af-Soomaaliga ah!

Posted on 17 March 2017 by admin

Multiplatform-journalism BBC Somali

Akadeemiyada BBC  waxay billowday macluumaad bilaash ah oo loogu tala galay saxaafadda iyo adeegsiga luuqadda Soomaaliga.  Barta internetka ee bogga  Soomaaliga ee Akadeemiyada BBC (qeybtii ugu horreysay), waxaa diiradda lagu saarayaa ku shaqaynta saxaafadda ubucda u ah BBC, waxaana ku jira qiyamka xagga tafatirka, isticmaalka af-Soomaaliga, xirfadaha saxaafadda, waxayna aragti gun dheer siinaysaa saxafiyiinta ku hadla af-Soomaaliga ee BBC iyo dunida oo dhan.

 Najiba Kasraee, tafatiraha akadeemiyada ee baraha caalamiga ah ayaa tiri “Luuqadda iyo saxaafadda waa kuwo aan kala hari karin.  Waxaa muhiim ah in la siiyo saxafiyiinta, kaliya maaha xirfado tababar, balse inay ogaadaan muhiimadda ah in la dhowro heerka ugu sarreeya ee adeegsiga luuqadda saxafiyiinta BBC, taasoo ku salaysan habraacyadeenna ah dhexdhexaadnimo, sugnaansho iyo tabin xaq ah.”

 Barta internetka ee BBC Somali oo ku yaboohaysa macluumaad seddex heer oo waaweyn u kala baxa – luuqad, xirfado iyo habka lagu shaqeeyo – ayaa bixinaysa hagidda heerka tafarirka ee BBC iyo qiyamka udub dhexaadka u ah.  Suxufiyiintu waxay heli doonaan agabyada luuqadda ee xaqiijinaya heerka dhexdhexaadnimo iyo sugnaansho, xitaa marka la tarjumo kaddib, iyo marka la abuurayo ama la gudbinayo macluumaad asal ah.  Waxay kaloo la wadaagaysaa hanaanka turjumaadda loo maro ee muujinaya khibradda suxufiyiinta BBC Somali.

 Tafatiraha BBC Somali, Caroline Karobia, waxay leedahay:  “Hawlwadeennada BBC Somali waxay ku dadaalayaan inay dhiiregeliyaan sare u qaadidda mustawaha luuqadda Soomaaliga ee saxaafadda loo adeegsado maanta iyo berri.  Barta BBC Academy oo qof kasta si bilaash ah uu ku gali doono ayaa ah qaab wanaagsan oo laga baran karo in si xirfadi ku dheehantahay loo guto saxaafadda iyadoo la adeegsanayo luuqadda Soomaaliga.”

 Iyadoo dhinacyo badan oo warbaahineed daboolaysa – TV, Raadiyaha, iyo Dijitaal – ayaa barta BBC Academy ee af-Soomaaliga waxay diiradda saari doontaa qaabka tabinta, qoraalka, iyo isticmaalka baraha bulshada.  Si gaar ah waxaa diiradda loo saari doonaa sidii saxafiyiinta looga caawin lahaa dhinacyada soo saarista iyo tabinta marka uu haysto cadaadis adag oo dhinaca wakhtiga ah.

 Macluumaadka cusub oo af-Soomaai ku qoran waa mid ka mid ah 23 luuqadood oo iminka laga heli karo BBC Academy.  Horumarintan ayaa la jaan-qaadaysa yabooha BBC Academy ay ku yaboohayso bixinta taageero la siinayo dhamaan luuqadaha ka baxa BBC World Service – oo ay ku jiraan adeegyada luuqadaha cusub ee bilaaban doona, kuwaas oo bilaabi doona soo gudbinta macluumaad, waxayna qayb ka tahay balaarinta BBC World Service.

Macluumaadka oo af-Soomaali ku qoran waxaa laga heli karaa Barta BBC Academy, waxaana kale oo ay ku jiraan barta BBC Somali ee bbcsomali.com

Comments (0)

Barnaamijka Dhammaan Xiddigaha Emery oo Caruurta Baraya Arrimaha ku Saabsan 9-1-1

Barnaamijka Dhammaan Xiddigaha Emery oo Caruurta Baraya Arrimaha ku Saabsan 9-1-1

Posted on 05 September 2016 by admin

 

pic-1

Xaaladaha deg-degga way dhacaan mar kasta, iyo in la waco 9-1-1 waxa ay badbaadin kartaa nolol badan. Iyadoo la kaashanayo nashaadaad is dhex gal ku dhisan, barnaamijka cusub ee Dhammaan Xiddigaha Emery wuxuu ka caawini doonaa in caruurta [insert organizations] ku nool King County bartaan arrimaha ku saabsan iyo sida loo waco 9-1-1.

“Weligaa ma ogaan kartid marka aad baahan karto inaad wacdo 9-1-1. Imerjensiska ama xaaladaha degdegga ah waa dhacdooyin lama filaan ah, waana arrin la soo gudboonaan karta dhammaan dadka da’doodu kala duwan tahay oo dhan. Waana sababtaa aannu ugu baahan nahay inaannu hubinno in dhammaan dadka ku nool degmada King County gartaan sida loogu yeerto 9-1-1,” sidaa waxa yiri Kayreen Lum, Maamulaha Barnaamijka seddexaad III ee King County E-911.

Dad badan oo deggan degmada King County, gaar ahaan caruurta, kuma dareen fiicna wicitaanka 9-1-1, ama ma yaqaanaan sida loo waco 9-1-1. Iyadoo laga caawinayo caruurta sidii ay u baran lahaayeen sida, goorta, iyo goobta laga wacayo 9-1-1, Xafiiska Barnaamijka King County ee E-911 wuxuu bilaabay barnaamij cusub oo loogu magac daray (Emery All Stars) ama Dhammaan Xiddigaha Emery, kaasi oo magac ahaan u taagan Emery oo ah Emerjensi la soo koobay iyo “Shimbirka Penguin”, (Emergency Penguin)

Sannadkii 2015, Emery ama Emerjensiga Shimbirka Penguin wuxuu bilaabay sheekooyin-buugeed u gaar ah oo la yiraahdo, Emery and the Ice Carnival, oo loogu talo galay in wax lagu baro caruurta da’da iskuulka aan gaarin oo lagu barayo samee and ha sameynta ku saabsan marka la wacayo 9-1-1. Samarkan, barnaamijka Dhammaan Xiddigaha Emery wuxuu la xiriiri doonaa caruur cusub oo da’doodu u dhaxeyso 6 ilaa 10 jir, isagoo la macaamili doona afar hey’adood oo qeyb ahaan doona barnaamijyada Samarka. Hey’adahaasi oo kala ah, El Centro de la Raza, Southwest Youth & Family Services, Chinese Information and Service Center and Somali Youth & Family Club.

Caruurta waxa ay qaadan doonaan imtixaanno yar yar oo ku saabsan 9-1-1 ka hor ama ka dib fasalka si loo qiyaaso halka ay gaartay waxbarashadooda. Caruurta ugu darajada sarreysa waxa lagu soo bandhigi doonaa [insert media here]]. Laakinse cunug kasta ee ka mid ahaanaya fasalka waxa uu ka mid yahay Dhammaan Xiddigaha “Emery All Star”, sida ay tiri Lum, oo tilmaamaya in muhimmadda ugu weyn tahay in caruurtu la wadaagaan waxa ay barteen reerkooda iyo saaxiibbadooda. Fasalka waxa uu ugu deeqi doonaa aqoonta iyo qalabka ay noloshooda ku dabbaran karaan waxbarashadan ka dib.

Barnaamijka Emery ee Dhammaan Xiddigaha wuxuu bari doonaa caruurta muhimmadaha loogu yeero 9-1-1:

  1. Ogow sida: Inaad si dhab ah u fahamto sida loo isticmaalo telefoonkaaga marka la wacayo 9-1-1.
  2. Ogow goorta: Kaliya wac 9-1-1 marka ay jirto khatar dhab ah.
  3. Ogow goobta: Mar kasta ogow goobta saxda ah eed ku sugan tahay. Ma taqaanaa adreeska? “Caruurta oo hore loo baro goorta ay wacayaan 9-1-1, sida ay u wacayaan 9-1-1-, iyo waxyaabaha loo baahan yahay marka ay wacayaan 9-1-1 muhiim uma aha kaliya bed-qabkooda ama nabaddooda balse waxey sidoo kale faa’iido u leedahay qoysaskooda iyo bulshadooda,” ayey tiri Lum.
  4. “Barista caruurta sida ‘samee ama ha sameynta’ ku saabsan 9-1-1 iyadoo lala kaashanayo Emery, waxanu dooneynaa iney guriga aadaan lana wadaagaan waxa ay barteen waalidiintooda iyo xubnaha kale ee qoyska.”

Farriimo ku jeeda waalidiinta:

  • Telefoonnada duqoobay ee xumaaday waxa caadiyan loo siiyaa caruurta sida qalab ay ku ciyaaraan, xittaa iyadoo telefankaasi xumaaday oon shaqeyneynin laga wici karaa 9-1-1. Marka caruurtu si lama filaan ah u wacaan, wuxuu koolku ku xirmayaa khadka 9-1-1 kaasi oo booska ka riixaya wicitaannada kale ee muhiimka ah ama dhabta ah.
  • Kingcounty.gov/911 wuxuu siinayaa waalidka tabooyin iyo qalab kala duwan si iyaga iyo caruurtooda ugu carbismaan wicitaanka 9-1-1.
    • Buugga midabeysan ee u gaarka ah Emery. Baro “samee iyo ha sameynta” loo baahan yahay marka la wacayo 9-1-1. 
    • Heesta Emerjensiga Emery 9-1-1. La hees Emery si aad u barato sida goorta, iyo halka looga baahan yahay wicitaanka 9-1-1. 
    • Telefoonka Gacanta ee Emery 9-1-1. Daabaco boggan si aad ugu tabo-barato wicitaanka 9-1-1 marka aad isticmaaleyso telefoonka caaqilka ah “smartphone”! 

Ka warran haddaan u baahdo inaan waco 9-1-1?

pic-2

  1. Ogow halka aad joogto. Ogaanshaha goobta ama halka aad ku sugan tahay marka xaal imerjensi ah aad ku sugan tahay waa arrin muhiim ah si aad u hesho gacan siin. Gaar ahaan marka aad ka soo waceyso telefankaaga gacanta. Haddii aad taqaano adreeskaaga, dhaqsi u sheeg. Haddaadan aqoon, ka eeg eeg hareerahaaga calaamooyin sida magaca jidka aad joogto ama meylka jidka lambarkiisu ee ku qoran waddada dhinaceeda.
  2. Sheeg dhibka ku heysta. Si fiican isugu day inaad is dejiso, si fasiix ah u hadal isla markaana u sheeg sababta aad ugu baahan tahay adeeg deg deg ah. U sheeg qofka teleefanka kaa qabtay nooca gacan siinta aad u baahan tahay sida: Booliis, dab-damis, ama kooxda ambalaasta.
  3. Bixi magacaaga iyo lambarka telefankaaga. Kooxda telefoonada 9-1-1 waxa ay u baahan doonaan magacaaga iyo numbarkaaga haddii ay dhacdo in khadku go’o, iyo sidoo kale kooxda kuu iman doonta oo kaala soo xiriiri doona haddii ay dhacdo iney u baahdaan.
  4. Khadka ku sii jir. Waxa laga yaabaa in lagu weydiiyo su’aalo is xig-xiga inta kooxda laguu soo diray weli ku soo gaarin. Raac tilmaamaha uu ku siinayo qofka kaala hadlaya xarunta 9-1-1 hana dhigin telefoonka inta laguu sheegayo dhigistiisa, iney jirto mooyee khatar aad u daran oo naftaada helis ku ah.

Xaqiiqooyin ku saabsan 9-1-1

  • 9-1-1 waxa ay u taagan tahay xaalad deg-deg ah oo kaliya. Wac xarunta shaqooyinka ee booliska ama qeybta dab-damiska ee magaalada ama hey’adaha kale ee ku habboon haddii aadan ku heysan deg-deg kugu kalifta 9-1-1.
  • Ka warran haddaan si qaldan usoo waco 9-1-1? Khadka ku sii jir una sheeg qofka telefoonka kaa qabtay iney kaa aheyd si lama filaan ah oo gacantu kaaga dhacday. Markaa sidaas sameyso, qofka telefoonka qabtay dib kuu soo wici maayo ama inuu boolis u soo diro gurigaaga uma baahan doono si laguu hubiyo.
  • 9-1-1 waxa ay u furan tahay cid kasta. Adeeg turjumaan ayaa ku diyaar ah oo ku baxa in ka badan 170 luqadood, waxana kooxda telefoonka qabata loo carbiyey sida loo isticmaalo TTY iyo sida loogu adeego dadka dhegaha la’, maqalku ku adag yahay, ama dhib ku qaba hadalka.

Ka Hortag Kadis u Wicidda 9-1-1

Maalin kasta degmada King County, in ka badan 5,000 oo jeer ayaa la soo wacaa 9-1-1. Nus kaliya wicitaannadaasi ayaa ah wicitaanno dhab ahaan ku saabsan xaalad emerjensi ah, inta kale ama waa si lama kuwo si filaan faruhu ugu dhaceen ama xaalado aan shuqul ku laheyn emerjensi.

Hal ka mida 5 wicitaan ee degmada King County waa kuwo kam ah oo ka dhasha telefoon ku heynta jeebka, boorsada ama ciyaalka oo loo daayo iney ku ciyaaraan telefoonka.

“Waxa muhiim ah in waalidku indhaha ku hayo caruurtooda marka ay ku ciyaarayaan telefoonnada”, sidaa waxa yiri Lum. “Dadka waaweyn waxa loo baahan yahay iney ka digtoonadaan siyaabaha si aksiden ah ama kam ah loogu wici karo 9-1-1 iyo iney sameeyaan wax kasta oo looga hortagi karo si aaney u dhicin qaladyo noocaasi.”

Dad badan oo deggan degmada King County waa ay isla yaabaan marka ay ogaadaan iney si qalad ah u soo waceen 9-1-1. Haddii ay sidan dhacdo, ayey tiri Lum, waa inaad khadka ku jirtaa una sheegtaa qofka telefoonka kaa qabtay ee 9-1-1 iney aheyd wicitaan aadan ula jeedin oo qalad kaaga dhacay. Sababta waxa ay tahay, ayey leedahay, qolooyinka telefoonka qabta oo aan u baahan doonin iney dib kuu soo wacaan haddii aad “telefoonka demiso”. Haddii ay jawaab waayaan iyaguna aaney xaqiijin karin in wicitaanku ahaa mid kam ama qalad ahaa, waxa ku waajib noqonaya iney u soo diraan booliis halka laga soo wacay si loo hubiyo xaalka qofka soo wacay.

Waqti badan iyo hanti badan ayaa xarumaha 9-1-1 iyo kooxda gurmadka uga lunta wicitaannada si qaldan u dhaca ee haddana la damiyo.

“Waa arrin aad u muhiim ugu ah qof kasta iyo da’ kasta oo qofku jiro inaad taqaano sababaha asaasiga ah ee loo soo waco 9-1-1,” ayey tiri Lum. “Ogaanshaha marka aad u baahan tahay inaad wacdo 9-1-1 iyo marka aadan u baahneyn waa arrin badbaadin karta naf.”

Waxa barnaamijkan idin suurto geliyey Xafiiska Barnaamijka ee King County E-911

pic-3

Comments (0)

Council Photo!

Council Authorizes Fund for Alternatives to Youth Incarceration

Posted on 17 March 2016 by admin

Council Photo!

 

SEATTLE – Council authorized $600,000 today with a unanimous vote (9-0) that will be dedicated to programs that provide alternatives to youth incarceration, including mentorship, intervention services, or other solutions.  Last year, Council resolved to pursue policies that would lead toward the goal of zero incarceration of juveniles in Seattle, and, at the urging of community members, Council identified money in the City budget to begin developing solutions to divert youth from jails. 

 Today’s vote lifted a proviso held on the $600,000 and releases the funds to the Social Justice Fund (SJF) nonprofit.  Using a new funding model, community volunteers, including affected youth, will determine which diversion programs will receive funding via a community-based competitive bid process. SJF will recruit 15-25 affected youth, community members, and parents to determine which community organizations will receive funds to identify alternatives to youth incarceration. The volunteers will learn how to fundraise and write grants to further increase the amount of money available for diversion programs. 

 “This vote today comes as a result of dedicated, compassionate and effective advocacy from community members who brought the issue of juvenile incarceration to the forefront,” said Councilmember Mike O’Brien.  “If we’re going to identify alternatives to discipline and punishment, it’s going to come from the wisdom of the affected communities.”

 Councilmember Lisa Herbold, Chair of the Civil Rights Committee said, “This innovative, community-led alternative will allow those disproportionally incarcerated to determine the best way to meaningfully address the fact that Washington ranks first in the United States for jailing youth for offences such as truancy and running away from home.”

 James Williams, community organizer and member of the Ending the Prison Industrial Complex (EPIC) movement, said, “The Zero Youth Detention resolution and $600,000 that were set aside in the most recent City budget only happened because of the No New Youth Jail movement that has been building in Seattle for the past several years. Since 2012, young people and organizers from Seattle’s Black community have been building a movement to stop the construction of a $210 million dollar New Youth Jail. Since 2014, much of the work has been led by an anti-racist community organizing group called Ending Prison Industrial Complex. EPIC and the No New Youth Jail campaign have supported expanded use of community led alternatives to detention and addressing root causes of poverty.

“EPIC are part of a vast community network and build on the works of community organizers who have been doing this before us. Our work is guided by the Peoples Institute Anti-Racist organizing principles. I believe we have only been able to accomplish what we have and kept the movement building this long is because our work is principled and we have been deliberate about being led by communities most affected. In the past few years, we have brought together a lot of people who understand the Youth Jail is moving in the wrong direction.

“Right now, the resolution is just words on paper. I believe it will only work, those promises will only be kept, if the movement continues to build and community keeps pressure on elected officials to do the right thing.”

 

 

 

Comments (0)

Haid and His New Book “Out of Mogadishu”

Haid and His New Book “Out of Mogadishu”

Posted on 07 March 2016 by admin

image

“Out of Mogadishu: A Memoir of the Somali Civil War in 1991 is a compelling and captivating firsthand account that provides an astute and mesmerizing portrait of Somalia’s civil war and the state collapse that followed. Yusuf Haid, the author, writes with great political insight and artistic verve that takes you on an emotional roller-coaster that will leave you with lasting memories of Somalia’s clan fabric and challenged statehood.” WardheerNews.com

The is Memoir is perhaps the first of its kind, the book offers keen insight of the slow and painful collapse of Siad Barre’s regime and the emergence of anarchy, brutality, and a new clannish order. Out of Mogadishu is a unique and a must-read book for all those who want to know what happened in Somalia in 1990 and 1991.

Author Yusuf Haid,  a lifelong Journalist, now lives in the United State where he has been tirelessly working on to present a such valuable book  to  the world readers so they can get a very good understanding about the conflict that has ravaged the Somali society over a quarter of a century.

Comments (0)

Comic book on Seattle Seawaks’ Russell Wilson

Comic book on Seattle Seawaks’ Russell Wilson

Posted on 06 January 2016 by admin

As the Seattle Seahawks embark on the their quest for a third consectutive Super Bowl appereance, the teams undistubed leader, queterback Russell Wilson is the focus of STORM Comics’s comic book treatment.  “Fame: Russell Wilson” is released this week.

Russell Wilson

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Written by Michael Frizell and art by Angelito Amaro Bernuy and Chris Canibano, “Fame: Russell Wilson” will be available in print and on various digital platforms.

Wilson’s meteoric career from college sensation at the University of Wisconsin to star quarterback for the Seattle Seahawks, is both inspirational and engaging. Named rookie of the year in 2012, Wilson led the Seahawks to their first Super Bowl Victory, forever cementing his reputation as an exemplary athlete well-worth his four-year, $87.6 million contract. “Fame: Russell Wilson” explores his life – his ups and downs, triumphs and tragedies – as he rose to fame.

STORM is a multifaceted multimedia production company with the mission of delivering dynamic storytelling in a variety of forms by developing graphic and literary fiction and nonfiction, audio, film, and more.

Writer Michael Frizell, an educator at Missouri State University in Springfield, also discovered the power of comic books at an early age. “When I was in fourth grade, my father moved us from East Brunswick, New Jersey, a bustling city, to Cherryvale, Kansas, a small town surrounded by wheat and corn. I was miserable.” However, a trip to a grocery store changed everything. “My father knew I was bored, so he brought home a giant comic book – called a treasury – published to coincide with the release of Star Wars. I was hooked because I knew how Luke felt,” Frizell said. “I’ve been an avid reader ever since.”

The decision to include an athlete like Wilson was an easy one for both Davis and Frizell. “STORM Comics’s mission is to tell compelling stories,” said Davis. “Wilson’s story is certainly compelling.” Frizell agreed. “I’m not a football fan, I’ll admit it,” Frizell continued. “Prior to researching Russell Wilson, the only football biography I ever read was on Joe Namath, but there was something that grabbed me about Wilson’s story. I found him to be fascinating. I’m certain you will, too.”

STORM Comics has focused their biographies on previous athletes in the past such as Alex Rodriguez, Jackie Robinson, David Beckham and more.

STORM Comics series of biographical comic books have been featured on ESPN, CNN, Sports Illustrated, The Today Show, Fox News, and in Time Magazine, USA Today, The New York Times, as well as thousands of other places – places where comics aren’t normally advertised – while carving a unique place for the company in popular culture.

STORM Comics vast catalog of titles can also be downloaded on Scribd, EPIC!, Madefire, BiLo,ComiXology, DriveThru Comics, Google Play, My Digital Comics, Overdrive, Iverse, iTunes, Kindle, Biblioboard, ComicBin, Nook, Kobo and wherever eBooks are sold.

To download a five-page preview plus cover for your use in your publication please click here:

https://www.dropbox.com/sh/lv8d512pm1f6aou/AADVbZJ5Xy5RWZeRV23f3F3la?dl=0

Interviews and PDF Review copies are available upon request.

Website: stormfrontpublishing.com

Comments (0)

Qur’an

Canugga Ma Ingiriis Baa La’ii Barayaa?

Posted on 07 August 2015 by admin

Qur'an

Qormadan waxa facebook  ku soo post gareeyey Hassan Sunni oo ah aqoonyahan deggan Seattle isagoo xiganaya hadal uu qoray Amiin Yuusuf Khasaaro. Sidan  ayeyna qormadii u qorneyd:

“CANUGGA MA ENGLISH BAA LA’II BARAYAA MARKAAN TOBAN DOLLAR DUGSI QUR’AAN KU DHIIBAYO”. Waxaan ku soo baxay Macalin Dugsi Qur’aan iyo Nin Odey ah oo Muran Xooggani uu u dhaxeeyo , waxayna Dhagaheyga Maqlayeen Macalinka oo oranaya ”Lacagtii Dugsiga Qur’aanka Waxaan ku darey Sadex Doolar marka sidaa baan kuugu yeerey ee la soco “ Odeygii oo Caro ka muuqato ayaa waxaa uu yiri “ Macalin kaa yeeli maayo waayo Ilamaha iima bareysid Ingiriis waa in aad dib isugu laabataa”.

Markiiba waxaan kala dhex galey Macalinkii iyo Odeygii waxaana ku iri aniga oo markaas la hadlaya Macalinka. “Macalin Dugsiga Maxaa ardeygiiba Bishii Qur’aanka Ku bareysey “ markaa buu yiri “ markii hore ardeygiiba waxaan ka qaadeyey 7- Doolar waxaana bishaan ku darey 3 Doolar waxaana sidaa u yeeley Daruufo jira aawadood “.

Odeygi ayaan ku iri “ Adeer Dugsiga Imisa ardey baa kuu dhigata ? waxaana uu ku jawaabey “ Hal ardey baa ii dhigta waxaana markii hore la iga qaadayey 7 Doolar marka Bishaan buu Sadex Doolar ku darey marka ku daristaas baan ka caroodey ee wax kale ma jiraan “.

Waxaan ku iri adeer imisa ardey baa kuu dhigata Jaamacada “ markaas buu yiri “ Sadex Caruur ah “waxaana aan usii daba dhigey “ Midkiiba imisa ayaa Bishii ka bixisaa, waxaa uu yiri “ Midkiiba waxaan bishii ka bixiyaa $120 Doolar sadexdoodana isku darkooda waa $360 Doolar “.

Waxaan ku iri “ Jaamacad in intaas aad ku bixiso Qur’aankii Ilaahayna Barashadiisa aad u quuri weyso $10 Doolar bishii waa wax lala yaabo ”.

Waxaana uu yiri “ Adeer waa runtaa in sidaas loo ihaaneysto Barashada Qur’aanka waxaa Sabab u ah Dadkeenna, Bal fiiri Dugsiga meesha uu ku yaalo oo ah Dariiqii dadka ay marayeen weliba waa Jiingad aad u kulul oo intaa Caruur ah la isugu keeney oo Neeftooda isku baxayso marka adeerow intii aan arkayey sidaa baa loo dhaqmayey in la liido Goobaha Waxbarashada Qur’aanka ma ahan“

Odeygaas kaliya ma aha inta badan Dadka Soomaaliyeed ayaa ah dad aan ixtiraamin ama aan Karaameyn Goobaha lagu barto Qur’aanka kariimka ah iyo Malcamadaha hadii aan dib ugu laabano waayadii hore inta badan dadka Soomaaliyeed waxay ahaayeen Reer Guuraa, marka ay Ilmahooda Barayaan Qur’aanka Kariimka Xitaa uma oodneyn Dugsiga oo ardeyga Meel banaan ah oo dhaxan badan ayaa caruurta wax lagu barayay, Habeenkii markii la gaaro maadaama aysan jirin wax wax lagu iftiinsado Dab baa la shidi jiray.

Macalinka Caruurta Usha kama qaadi jirin oo qaarkood Dhaawacyo ayaaba ka soo gaari jirey marka Dugsiyada waxay ahaayeen kuwa uusan ardeyga u Xiisi jirin gaar ahaan Barashada Qur’aanka.

Markii Magaalooyinkii la yimid Dhaqankii baadiyaha ayaa sidii loo soo guuriyey oo Xaafadaha Dhexdooda ayaa Dugsiyadii lagu oodey isagoo dhis ka sameysan , waxaana dhici jirtey in ardeygii Seeg seeg noqda ama ka soo bixi waaya Qur’aanka in inta qaarka sare laga qaawiyo ayaa ardey fara badan oo uu ku jiro Macalnkii lagu qaadaa ( WASHAMSI ) markii Diirka laga dhigo ayaa la siidaayaa, waa yaabee ardeygaas sidaa loo galey sidee baa looga dhaadhicin karaa in Goobaha lagu barto Qur’aanka ay yihiin meel Wanaagsan.

Waxaana Xaqiiqo ah in Caruurta Soomaaliyeed aysanba u Xiiseyn Goobaha lagu barto Qur’aanka, waana mida keentey in Canugu uu noqdo Dugsi diid. Oo uu ka doorbido Iskuulka oo ah meel uu ka helayo Soo dhaweyn “Dhaqankaas ilaa iyo hada waa uu jiraa oo dadka Soomaaliyeed kama suulin markaa Xaafadaha Muqdisho dhex marto waxaa arkeysaa Goobaha lagu barto Qur’aanka ay ku yaalaan Dariiqyada ay dadka maraan isaga oo ka sameysan Jiigada , waxaan Dhawaan la kulmey Macalin Dugsi Qur;aan waxaa ii sheegey in Ganacsato Soomaaliyee ay u hibeeyaan Guri Villa oo aad u qurux badan waxana aan i iri “ iyaga miyaa idiin siiyey Dhulka “ waxaa uu ku jawaabey “ Haa iyaga na siiyey welia noo dhisey marka Ilaah Khayr ha siiyo waxaan leeyahay Ganacsatada Soomaaliyeed ee Ilaah wax siiyey in ay kor u qaadaan Goobaha Waxbarashada Qur’aanka kana sareysiiyaan Iskuulaadka maadaama ay ajar iyo Xasanaad ka helaysaan “.

Guntii iyo Gabagabadii Waxaa inta badan Dadka Soomaaliyeed ka wada dharegsan yihiin in Goobaha lagu barto Xifdinta Qur’aanka ay yihiin Goobo aad u liita oo Munaasab ku ahayn Barashada Qur’aanka sidoo kale waxaa isna mudnaantiisa la siinin Macalinka har iyo Habeen u taagan Wax barida Caruurta oo waliba uu barayo Wax Aduun iyo aakhiro anfacaya, laga doorbidey Macalin kale ee Dhigayo Maadiga, waxaana Qormadaan aan u qorey in aan Bulshada Soomaaliyeed u iftiimiyo sidii loo baabi’an lahaa Dhaqankaas hoos u dhigey Barashada Qur’aanka iyo Ixtiraamkii Macalinka oo aan meesha ka saarno Erayadii Odeyga ka soo yeerey ee ahaa “ CANUGA MA INGIIRIIS BAA LA II BARAYAA “

Ustaad: Amiin Yuusuf Khasaro.

Comments (0)

Kshama (2) (607×640)

Letter opposing closure of Middle College at High Point

Posted on 20 June 2015 by admin

Kshama (2) (607x640)

Dear Superintendent Larry Nyland and School Board Members Stephan Blanford, Sherry Carr, Sue Peters, Marty McLaren, Harium Martin-Morris, Sharon Peaslee, and Betty Patu;

Thank you for your ongoing support for public education. I am writing to join the many educators, students, family, and community members of Middle College who have spoken out against the proposed closure of Middle College at High Point.

Seattle Public Schools must be run to serve the public. Alternative schools like Middle College are dedicated to meeting the needs of diverse learners, with a focus on preparing students for higher education. Support for Middle College is central to addressing high school dropout rates and gaps in academic achievement. A serious approach to further development would include more sites like Middle College modeled after the pedagogy of those at High Point and Ida B. Wells located at the University of Washington.

Rather than expanding support for these programs, I have heard that the district plans to close the Middle College site at High Point, forcing out many longstanding educators of color who have made Middle College so successful.  Students will have to change schools, and deal with a serious disruption to their education.  What message does it send to struggling students if they are forced out of a learning environment where they are thriving?

I am also concerned about the race and social justice impact of this school closure.  Around the country, public schools that predominately educate students of color have been closed down in recent years. Seattle should stand up against this terrible national trend, not exacerbate it.  Unfortunately, in 2008 Seattle Public Schools closed five schools, all of which served a majority of students of color.

Not only did these previous school closures have a devastating impact on the students of those schools at the time, they also created capacity problems from which Seattle Public Schools has not yet recovered. At a time when Seattle Schools is under investigation for disproportionate suspensions of students of color, you should be looking for every opportunity to support social justice curriculum, programs, and schools such as Middle College, not closing them.

I stand in solidarity with the teachers, students, alumni, and community in demanding that you reverse the rushed and shortsighted decision to close Middle College at High Point, retain the current Middle College model for what it has always been, and reinstate the teachers, who are so fully supported by the community, to their positions immediately.

Sincerely,

Seattle City Councilmember Kshama Sawant

Comments (0)

education_banner

Summit Public Schools Opening Schools in Seattle and Tacoma this fall!

Posted on 07 May 2015 by admin

For immediate release: May 6, 2015

education_banner

Summit Public Schools ranks in the top 500 nationally in the Washington Post’s America’s Most Challenging High Schools List

Summit Public Schools, which is opening two schools in the Tacoma/Seattle area this fall, has two schools ranked in the top 500 most challenging high schools according to The Washington Post’s America’s Most Challenging High Schools rankings.

Out of more than 2,300 schools nationwide, Summit Prep in Redwood City, California ranked 275 and Everest Public High School, also in Redwood City was ranked at 473.

“We know we can replicate this success here in Washington state, ensuring Seattle and Tacoma area students are prepared for four-year college success,” said Jen Wickens, Chief Regional Officer for Summit Public Schools. “Our schools are open to all students at no cost and provide a high quality public education choice to our communities.”

The Washington Post’s America’s Most Challenging High Schools rankings ranks schools through an index formula that’s a ratio of the number of Advanced Placement, International Baccalaureate and Advanced International Certificate of Education tests given at a school each year, divided by the number of seniors who graduated that year.

Summit is committed to providing each and every student with the education best suited to meet their individual needs and to prepare them for success in college, regardless of their previous preparation and background.

Across Summit, all graduates take at least six AP classes before they graduate and almost 100 percent of its students are accepted to a four-year college. Summit’s inaugural senior classes at its Summit Rainier and Tahoma schools in San Jose, California each have a 100 percent college acceptance rate.

Summit Sierra in South Seattle and Summit Olympus in Tacoma will open to ninth-grade students this fall. In addition to Summit Sierra and Olympus, Summit is considering opening a third Puget Sound area public school in West Seattle in the 2016-17 school year.

For more information contact Summit Washington Chief Regional Officer, Jen Wickens, at 206-747-0599.

About Summit Public Schools

Summit Public Schools is a leading charter management organization serving diverse communities in the San Francisco Bay Area and Washington State. Summit operates nine schools enrolling approximately 2,000 students.  Its mission is to ensure that every student has the opportunity to not only attend, but succeed in, a four-year college or university. Summit’s schools consistently rank among the best in California and the nation. Over 98 percent of Summit students have been accepted to one or more four-year colleges, and its graduates are completing college at double the national average. For more information, visit www.summitps.org

Comments (0)

Cali Xaaji 3 (640×426)

Booqashadii 2014 ugu Xiisaha Badneyd. Cali Xaaji iyo Seattle!

Posted on 30 December 2014 by admin

Cali Xaaji (640x441)

 

Mudane Cali Xaaji Warsame oo ah wasiirka  Waxbarashada ee  Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sannadkan si aad u weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Seattle ee gobolka Washington.

Sawirkan hore waxa uu muujinayaa kulan uu la sameeyey mudanayaal ka tiran golaha gobolka Washington sida Zack Hatchins iyo Tina Orwall oo midig  ka xiga iyo Mia Gregerson oo kulanka qabanqaabisay isla  markaana ah Maayerka ama Duqda SeaTac islmarkaana ah mudane sidoo kale tirsan aqalka Washington.

Cali Xaaji 2 (640x426)

 

Wasiirka waxa kale uu kulamo la qaatay dadka ku nool magaalada oo aad  u soo dhoweeyey. Sawirkan waxa uu muujinayaa haddiyad ay siiyeen dadka ku nool magaalada oo ay guddoonsiiyeen laba aqoon yahan oo aad loga qaddariyo magaalada sida Axmed Cabudlle iyo Axmed Dudde oo bidixdiisa ka muuqda iyagoo dhoolla cadeynaya.

 Cali Xaaji 3 (640x426)

Dadweynaha iney la kulmaan isugu soo baxay aad  bay u badnaayeen waxana ay isugu jireen  rag iyo dumar ku labisan dhar aad u qurux badan. Cali waxa sharaf weyn loogu hayaa isbeddelkii uu ku sameeyey siyaasadda maamulka Puntland ka dib markii ay qeyb wayn ka qaatay inuu kursiga ku fariisiyo professor Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ah madaxweynaha imika ee maamulka. Arrintaa darteed waxa  loo aqoonsaday Cali inuu yahay “Boqor Sameeye-King Maker) intii uu isaga boqorka noqon lahaa. Runta waxa ay ka mid tahay dadka  aadka u taagersan waxana ay rajeyneysaa in Soomaalida ay ku bataan dad noociisa ah.

Comments (0)

img
img
img
img
img

Newsletter Signup

Subscribe to get latest updates.

Warning: Unknown: open(/home/content/57/7277257/tmp/sess_f07gf365vvvol1cu4hj70bcu92, O_RDWR) failed: No such file or directory (2) in Unknown on line 0

Warning: Unknown: Failed to write session data (files). Please verify that the current setting of session.save_path is correct () in Unknown on line 0