Archive | Featured Articles

Gun Buyback Program Passes $100,000 Mark as More Community Partners and Sponsors Join Effort

Gun Buyback Program Passes $100,000 Mark as More Community Partners and Sponsors Join Effort

Posted on 09 January 2013 by admin

Growing momentum, resources to help individuals turn in firearms, engage with Continue Reading

Comments (0)

WASITRAC holds memorial service for “Nirbhaya”, the New Delhi gang rape victim in Seattle

WASITRAC holds memorial service for “Nirbhaya”, the New Delhi gang rape victim in Seattle

Posted on 08 January 2013 by admin

Press- Release

Members from different ethnic groups, media and works of life poured in to Continue Reading

Comments (0)

City of Seattle Invests in Urban Agriculture Projects in 2013

City of Seattle Invests in Urban Agriculture Projects in 2013

Posted on 19 December 2012 by admin

 

SEATTLE – Mayor McGinn announced today the creation of additional space for community
gardening and urban agriculture in the city. Continue Reading

Comments (0)

12 arts and humanities programs honored at the White House

12 arts and humanities programs honored at the White House

Posted on 04 December 2012 by admin

(WASHINGTON, D.C.) First Lady Michelle Obama invited 12 young people to the White House, where they were presented with the 2012 Continue Reading

Comments (0)

Super Storm

Super Storm Sandy oo Seattle ku Fiicnaan Laheyd?

Posted on 04 December 2012 by admin

Sida Hurricane Katrina lagu arkay baabuurta biyuhu ka galaan engine-ka tuuris ayey ku dambeeyaan  oo iyaga oo dhan baa kharribma. Tirada baabuurta kharribantay waxa ay shaqo la’aan ku keeneen darawallo sidooda oo kale u fara badan oo la hubo in maalmo soo socda guri joog ahaan doonaan ama meelo kale u shaqo doonan doonaan.

Waxan jeclaan lahaa in dabeyshan ku habsan laheyd Yellow Cap Seattle maxaa yeelay waxa uu kambanigaasi maskaxda iyo jilbaha tiray Soomaali fara badan oo la’aantiis horurmar dhaqaale gaari lahaa, caafimaad hagaagsanna heli lahaa. Fadhiga faraha badan jilbaha oo kaliya ma dhibaateeyo, balse waxa uu dhibaateeyaa dhabarka oo isku noqda, sokor iyo dhiig kar ka dhasha dhaqdhaqaaq la’aanta. Waxa sidoo kale darawalladu wada xafidaan dhammaan waddooyinka magaalada oo isla markaana si aada maskaxda uga shaqeysiiyaan iyagoo ku dadaalaya iney addreska si dhaqsi ah ku gaaraan. Taasi waxa ay maskaxda ku keentaa iney shidaal badan cunto sida timaha oo dhaqsi u haada iyo indha oo arragooda soo yaraada.

Waxad u  maleyseysaa in darwarlnimadu tahay dabin Soomaali ku wada dhacday oo weliba intii ay iska waanin lahaayeen oo midba midka kale ku sii ridayo. Dabeecadaha Soomaalida ayey noqotay iney is lug jiidaaan oo xittaa haddii qofku hur ku jiro uu jecel yahay in lala huro. Runta waxa ay da’ yarta ku guubaaineysaa iney tacliinta ka war doonaan. Haddii waqti dheer aadan awoodin inaad waxbarasho sii waddo, waxa hubanti ah inaad heleyso waxbarasho waqti gaaban oo weliba lagaa bixinayo sida farsamooyinka cunto karinta, rooti dubista, alxanka, beero beerista guryaha iyo jidadka, caafimaadka, makaanik iyo faryaamo iwm. Maxaa kugu wareerinaya inaad maskaxdaada quruxda badan ku baabi’iso address xafidid oo haddii aad magaalada ka guurto meel kale aadan la aadi karin?

Caqliga laguu sheegayo macnihiisu waxa uu yahay inaad xisaabtanto. Haddii aad 10 sano taxi ama taraag waddo waxba kuuma kordhin, haddiise 10 sano aad shaqo kale iyo waxbarasho isku waddo wax tar wayn ayaad usoo hoysay naftaada iyo qoyskaaga iyo weliba waddankaaga. Haddaba adiga kala dooro anaad sanuud ururiso ama aad xar xaraf ku darto adigoo berri ka maalin aad dad kale wax sii bari karto. Caqliga fayow waxa uu dooranayaa inuu mustaqbal ka fakaro, midka gaabanna maanta oo kaliya ayuun buu arki karaa. Keebey Soomaalidu leedahay?

Comments (0)

Kulan Cilimiyeedkii Sannadlaha GSA ee 65aad oo Lagu Qabtay San Diego

Kulan Cilimiyeedkii Sannadlaha GSA ee 65aad oo Lagu Qabtay San Diego

Posted on 04 December 2012 by admin

Kulan cilmiyeedkan ee sannadkiiba mar la qabto waxa uu isu keenaa in ka badan 4,000 oo culumada kuwooda Continue Reading

Comments (0)

65th Annual Scientific Meeting

65th Annual Scientific Meeting

Posted on 04 December 2012 by admin

The 2012 GSA’s Annual Scientific Meeting ended last month in San Diego with a significant number of participants. Continue Reading

Comments (0)

Soomaali Seddexdaa KOOXOOD Sidee Looga Soo Dhiciyaa?

Soomaali Seddexdaa KOOXOOD Sidee Looga Soo Dhiciyaa?

Posted on 04 December 2012 by admin

Haddaadan indhaha waxba ka arag yey kula tahay inuu usha kuu qabto. Ma walaalkaa oo kula indho la’. Ma hooyadaa oo indho la’aanta da’ ku darsatay, Continue Reading

Comments (0)

Riwaayad la Magac Baxday “Jalleecadii Muxubbada” oo Laga Dhigay Masrax Mareykan ah!

Riwaayad la Magac Baxday “Jalleecadii Muxubbada” oo Laga Dhigay Masrax Mareykan ah!

Posted on 04 December 2012 by admin

Waxa gobolka Washington ee dalka Mareykanka laga dhigay ruwaayad la magac baxday Continue Reading

Comments (0)

Northwest Folklife in partnership with Jack Straw Productions Produce an Authentic Somali Play!

Northwest Folklife in partnership with Jack Straw Productions Produce an Authentic Somali Play!

Posted on 08 November 2012 by admin

This summer, Northwest Folklife partnered with Jack Straw Productions, Continue Reading

Comments (0)

img
img
img
img
img
img

Newsletter Signup

Subscribe to get latest updates.

Polls

How Is My Site?

  • Excellent (67%, 2 Votes)
  • Bad (33%, 1 Votes)
  • Good (0%, 0 Votes)
  • Can Be Improved (0%, 0 Votes)
  • No Comments (0%, 0 Votes)

Total Voters: 3

Vote

Loading ... Loading ...

Latest Classifieds

img
img
img