Archive | National News

Local hero receives national honor for preventing carbon monoxide poisonings

Local hero receives national honor for preventing carbon monoxide poisonings

Posted on 25 October 2012 by admin

FEMA award for saving lives in Somali community during last winter’s storm

When an ice storm walloped the Puget Continue Reading

Comments (0)

Update on Seattle Jobs Plan

Update on Seattle Jobs Plan

Posted on 19 October 2012 by admin

Standing with business, labor and community leaders two years after the launch of the Seattle Jobs Plan, Continue Reading

Comments (0)

Madaxeynaha

Madaxeynaha Cusub ee Soomaaliya oo u Muuqda Mid Siyaasad Jilicsan!

Posted on 30 September 2012 by admin

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamud oo durba markii la magacaabay wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey idaacadda VOA, ayey codkiisa iyo sida uu u hadlayey u muuqday inuu ahaa mid aan siyaasaddiisa si xor ah u cabbiri karin, hadalkiisuna u badnaa af-gobaadsi. Sida isuguba qirtay Xasan jagadaan ka hor howlo siyaasadeed ma soo marin, waxana ay u muuqataa inuu jagadaba ku helay ka carar laga cararyey in Shiikh Shariif mar kale soo noqdo.

Dhinaca horumarka waxa uu ku soo koobay oo kaliya inuu suurto gelinayo in dadka Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa jooga uu u suurto gelin doono iney habeenkii saxan ay ku caheeyaan hortooda ooli doono taasi oo lagu fasiri in ujeedkiisu ugu weyni yahay in quutul daruuri la helo oo aan dib u dhis dhaqaale oo wayn qorshuhu ugu jirin. Dib u heshiisiintu waxa uu sheegay iney qaadan karto muddo 40 sano ah, iyadoo ay noola muuqato sida xaqiiqda ah in ummadda Soomaaliyeed aaney colaad dhex oolin.

Waxa uu sheegay in dagaalka Shabaab uusan istaagi doonin ilaa Ajnabigu dalka ka baxaan, iyadoo dhinaca kale dowladdiisu dalka ku soo gureyso ciimado fara badan oo ajnabi ah oo ay ugu horreeyaan kuwa dowladaha dariska inala ah oo cadowtooyo dhul innaga dhaxeeyo. Taasi waxa ay meesha ka saartay in Xasan yahay mid waddani ah oo ummaddiisa u danqanaya doonaya in dhiig qubashada istaagto. Kala go’a dalka iyo midnimada meel adag kama istaagin, balse waxa uu ku raacay maamulka qaldan ee Hargeysa riyadiisa ah inuu sii kala durjiyo ummadda Soomaaliyeed oo aaney jirin wax ay ku kala qeybsamaan. Waxa intaa dheer Xasan Shiikh Maxamuud uu u muuqdo nin aan ciyaari karin shaxda siyaasadeed ee u baahan kal adeyg iyo aragti dheeri. Soomaaliya ceelkii ay ku dhacday goor dhow kama soo bixi doonto ama marka ay ugu yar tahay 4ta sano ee soo socota. Mar haddii madaxeynihii sidan yahay, nooma muuqata inuu yahay mid maamuli kara xittaa deegaanka uu ka soo jeedo ee sababteeda uu jagada ku helay. Waa ayaan darro, waana in samirka la badiyaa.

Comments (0)

Bill Clinton oo Seattle Yimid

Bill Clinton oo Seattle Yimid

Posted on 30 September 2012 by admin

Madaxeyne Bill Clinton ayaa dhowaan booqasho ku yimid Seattle isagoo gacan siinaya ninka u tartamaya inuu madax u noqdo gobolka Washington ee lagu magacaabo Jay Inslee. Continue Reading

Comments (0)

Ciyaartoy2

Ciyaartoy u Ciyaaray Caruur Soomaaliyeed!

Posted on 30 September 2012 by admin

Voices of Strength: A Mini-festival of Contemporary Dance & Theater by Women from Africa waa koox dumar ah oo ka yimid meelo kala duwan ee qaaradda Afrika ah. Waxa ay dhowaan booqasho ku soo mareen xarunta Somali Community Coalition Services ee ku yaalla SeaTac halkaasi oo ay ku maaweeliyeen caruur Soomaaliyeed kuna la kulmeen dad iyaguna waaweyn oo matalayey bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Washington. Waxa lagu casumay cunto Soomaali isugu jiray bariis, baasto, iyo sanbuus, hilib, digaaga, iyo ido.  Kooxdu waxa ay bandhig ka sameeyey Moore Theatre oo ka mida tiyaatarrada ugu caansan Seattle labo habeen oo is xigta. Sawirkan waxa qaaday oo ugu deeqay Runta Andrew Matson oo ka tirsan Seattle Times qeybteeda farshaxanka iyo muusigga.

Comments (0)

Doodaha SomTv Seattle oo Xabeeb Car-cartan Cusub Geliyey!

Doodaha SomTv Seattle oo Xabeeb Car-cartan Cusub Geliyey!

Posted on 30 September 2012 by admin

Masawirka waxad ka arki kartaan Mustafe Kaid oo bidix ka qoslaya indhahana ku haya is heysadka Xabeeb  (Midig) iyo Mohamud Yusuf Makis oo ah Continue Reading

Comments (0)

Disillusioned by Obama, Muslim Voters Face Tough Choice

Disillusioned by Obama, Muslim Voters Face Tough Choice

Posted on 30 September 2012 by admin

New America Media, News Report, Zaineb Mohammed

At a time when U.S. Muslims and mosques are increasingly under attack, Continue Reading

Comments (0)

Celebrating our new Office of Immigrant and Refugee Affairs

Celebrating our new Office of Immigrant and Refugee Affairs

Posted on 30 September 2012 by admin

On October 18 we were joined by over 200 community leaders to celebrate the inauguration of the Office of Immigrant and Refugee Affairs (OIRA), Continue Reading

Comments (0)

Celebrating The Launch Of Startup Washington And Next 50 Commerce & The Innovation Economy Month

Celebrating The Launch Of Startup Washington And Next 50 Commerce & The Innovation Economy Month

Posted on 30 September 2012 by admin

A large and diverse group of Washington State innovators, Continue Reading

Comments (0)

Mayor Mike McGinn Presents Budget that Supports Youth and Families, Public Safety, and Transportation

Mayor Mike McGinn Presents Budget that Supports Youth and Families, Public Safety, and Transportation

Posted on 25 September 2012 by admin

SEATTLE – Mayor Mike McGinn’s 2013-14 Proposed Budget, presented today to the Continue Reading

Comments (0)

img
be-super-safe
art-walk-rainier-beach
Seattle
CWRCLINICS
SoundTransit
poetryonbuses
poetryonbuses
poetryonbuses
waxaan ahay
artspace
SDOT WaterFrontWeek
img
img
img
img
img
img
img
img
img
img

Newsletter Signup

Subscribe to get latest updates.

Polls

How Is My Site?

  • Excellent (67%, 2 Votes)
  • Bad (33%, 1 Votes)
  • Good (0%, 0 Votes)
  • Can Be Improved (0%, 0 Votes)
  • No Comments (0%, 0 Votes)

Total Voters: 3

Vote

Loading ... Loading ...
img
img