Home GENERALEXTRASCOMMUNITY Lacag Kordhin Degmooyinka Unincorporated King County

Lacag Kordhin Degmooyinka Unincorporated King County

0

Laga bilaabo Janaayo 1, 2027, mushaharka ugu yar ee meelaha aan ka tirsanayn King County, waa $21.57 saacadii, MARKA LAGA REEBO loo-shaqeeyayaasha haysta 15 shaqaale ama in ka yar, dakhligooda guud ee sannadluhuna ka yar yahay $2 milyan: $19.57 saacaddii

  • Qof kasta oo ka shaqeeya deegaannada King County ee aan hoos iman maamul magaalo waa in siyaa ugu yaraan mushaharka ugu yar.
  • Unincorporated King County waxaa loola jeedaa deegaannada ka baxsan xuduudaha magaalooyinka ee hoos yimaada maamulka King County.
  • Lacagaha ay macaamiishu shaqaalaha u siyaan abaalmarin ahaan, gunnooyinka, khidmadaha adeegga iyo dheefaha caafimaadka laguma daro xisaabinta mushaharka ugu yar.
  • Loo-shaqeeyayaashu waa inay u hoggaansamaan sharcigan. Aargoosiga waa sharci-darro.
  • Loo-shaqeeyayaashu waa inay ogeysiiska mushaharka ugu yar ee cusub ku dhejiyaan meel ay shaqaaluhu si fudud uga arki karaan.

www.kingcounty.gov/wage/so

.

Information of Runta News

Heading Title

Our Company

Runta News is a multimedia organization which was first found as print form in Nairobi 1995.

Newsletter

Latest News

@2025— RUNTANEWS All Rights Reserved.

Runta News Logo

@2025 — All Rights Reserved.

Newsletter