Warning: session_start() [function.session-start]: open(/home/content/57/7277257/tmp/sess_6mvr73si34dkumbbs12vv3u9k1, O_RDWR) failed: No such file or directory (2) in /home/content/57/7277257/html/wp-content/plugins/contus-video-gallery/hdflvvideoshare.php on line 1844
Runta, Runtanews, Somali and African news service | Category Archive | Somalia

Archive | Somalia

App-ka Cusub ee BBC Somali Raadiye iyo Qoraal

App-ka Cusub ee BBC Somali Raadiye iyo Qoraal

Posted on 18 January 2017 by admin

BBC

13 January 2017.  Wararka BBC Somali iyo barnaamijyada idaacadda waxaa hadda laga heli karaa App-ka bilaashka ah ee BBC Somali caalamka oo dhan. App-kan oo ay iska kaashadeen BBC World Service iyo AudioNow, waxaa laga geli karaa telefoon mobile, tablet ama aalad kale oo lagu xiro. Waxaa sidoo kale laga heli karaa iOS iyo Android (adiga oo sii maraya AudioNow Digital)

 

BBC Somali App-ka sida fudud aad u taaban kartid wuxuu ku siinayaa barnaamijyada idaacadda, iyo qiimaha caadiga ee teleefoonka oo aad ka wici kartid dalalka qaar. Wararka caalamka iyaga oo kooban oo qoraal ah oo bilaash ah ayaad sidoo kale ka heli kartaa.

 

App-ku wuxuu siinayaa dadka meel ay ka wici karaan idaacadda teleefoon qiimo caadi ah (Waa u bilaash qaar mobile-ka daqiiqadaha bilaashka ah wata) Adiga oo isticmaalaya tiknoolajiyadda (IVR) oo ah qaab ay ku heli karaan dadka app-ka, ka isticmaala dalalka UK, US, Nigeria, Kenya, South Africa, Sweden, Norway iyo Australia. Farriin muuqaal iyo cod ah ayaa la siinayaa qofka marka ugu horreysa, oo lagu xaqiijinayo in dhageystayaashu ka war hayaan haddii ay lacag ku kacayso wicitaanka.

 

Dhageystayaashu waxay kala doorbidi karaan in ay cod ahaan internet uga dhageystaan ama teleefoonka ay ku wacaan, iyado ay ka baxayso data internet-ka ee ugu yar ugu macquulsan.

 

BBC Somali App waxay kaa siineysaa qodobada wararka ugu waaweyn iyo warka oo kooban bbcsomali.com. Waxaa intaa sii dheer, adiga oo dhag siiya warka oo kooban waxay u qaadeysa qofka isticmaalaya bogga halkaasi oo ay ka akhrin karaan sheekooyinka oo buuxa.

 

Agaasimaha BBC World Service, Qaybta horumarinta shaqada, Simon Kendall, ayaa yiri: “BBC Caalamka la hadasha waxay aad u dooneysaa inay dhageystayaasha kula xiriirto aalad iyo goob walba oo saameynaya iyaga, sameynta App-ka BBC Somali wuxuu naga caawinayaa in aan gaarno bulshooyinka Soomaalida ee caalamka oo dhan ku nool.”   

 

Tifaftiraha BBC Somali, Caroline Karobia, ayaa tiri:  “BBC Somali waxay ku xooggan tahay raadiyaha, iyada oo toddobaadkii dhageystaan ilaa 3.4 milyan qof gudaha Soomaaliya, Ethiopia, Kenya iyo dalal kale  –  iyadoo inta badan ay ka soo galaan mobile-ka  bbcsomali.com. Farsamada maqalka ee sida App-kan cusub ee BBC Somali App wuxuu u adeegayaa dhageystayaasha mobile-ka, oo uu ka caawinayo inay si toos ah u helaan macluumaad cod iyo qoraal ah.” 

 

BBC Somali waxay qayb ka tahay BBC World Service. 

BBC1

AudioNow waa shirkad Mareykanka deggan, oo adeeg teleefoonka iyo apps u sameysa hey’adaha caalamiga ee warbaahinta. App-kan cusub wuxuu sii kordhinayaa adeeggii dhageysiga telefoonka ee ay AudioNow siineysay BBC, kaasi oo Mareykanka oo keliya ka jiray, waxaana bishiiba barnaamijyada raadiyaha BBC Mareykanka ka soo waca hal miyan oo qof.

 

*Dadka isticmaalaya waxaa lagula talinayaa inay ka hubiyaan shirkadooda waxa ay qarash ahaan ku kici karto wicitaanka telefoonka.

 

Dhammaad//

 

Xog dheeraad ah, Fadlan la xiriir:

BBC World Service Group Communications – Lala Najafova lala.najafova@bbc.co.uk

 

Ogeysiin tifaftirayaasha:

 

BBC World Service waxay ku soo gudbisaa wararka caalamka raadiye, TV iyo digital, iyada oo toddobaadkii ay dhageystaan ama daawadaan 246 milyan. Iyada oo qayb ka ah BBC World Service, BBC Learning English waxay bartaa luqadda Ingiriiska dhageystayaasha caalamka. Qaybaha BBC World Service waxay ku hawlgalaan 30 luqadood raadiye, TV iyo digital. BBC waxay toddobaadkii soo jiidataa dhageystayaal gaaraya 320 milyan oo la socda wararkeeda caalamka oo ay ku jiraan BBC World Service, BBC World News television channel iyo bbc.com/news

Comments (0)

1779861_726504247433570_5473054360314781379_n

Siyaasi Reer Seattle oo ah Musharrax Xildhibaan 2016

Posted on 24 April 2016 by admin

1779861_726504247433570_5473054360314781379_nCabdirashid Maxamed Saciid oo warbaahinta bulshada ku kulanto  kula hadlay dadweynaha Soomaaliyeed ayaa sheegay in uu yahay musharax u taagan qaabashada xilka xildhibaanimo ee Soomaaliya 2016.

Abdirashid M Said oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ahna qubo joogta magaalada Seattle ee dalka Mareykanka oo bulshadana kala shaqeyn jiray baahidooda ayaa taageeray heshiishkii ay wada gaareen  Cumar Cabdirashid Cali, Raiisul Wasaaraha Soomaaliya, iyo Dr Cabdiweli Muxammed Cali, Madaxweynaha  Puntland, ku aadanaa in Puntland ay aqbashay nidaamka 4.5 ee 04/04/2016 Garoowe.

Waxa uu Cabdirashid hadalkiisa ku soo khatimay sidan, “Haddaba ummadda Soomaaliyeed waxaan u sheegayaa inaan ahay musharax u tagaan qabashada xilka Xildhibaanimo ee Soomaaliya sanadkan, 2016 in shaa Allah. Waxaan si daacad ah Allah ka cabsina ku dheehan tahay  uga shaqayn doonaa dib-u-heshiisiin dhab ah waxaana u hiilinayaa xaqqa iyo in la helo wadajir lagu kulansan yahay xariga Allah SWT, nabad iyo baraare in la gaaro. Waxaan ka baryayaa Mowlahenna inuu i waafajiyo xaqqa iyo wanaaga, bulshada Islaamka ah ee Soomaaliyeed waxaan ka codsanayaa inay duco, hiil iyo hooba ila garab galaan Walalkiin wanaagga la raba Ummadda Soomaaliyees ee islaamka ah.

Wassalaamu calaykum

Walaalkiin

Abdirashid  M Said( SayidKhadum)

(602) 710 5494

sayidkhadum@gmail.com”

 

Comments (0)

Sudan 3

Booqashada Culumada Suudaan ee Soomaaliya!

Posted on 02 September 2015 by admin

Sudan 4Sudan 2 Sudan 3

Waxa  shalay booqasho ku tagay  dalka Soomaaliya wafdi culumo ah oo uu horkacayo Madaxa Hey’adda Culumada Sudan Sheekh Cissaam  Axmed al Bashiir. Waxa  wafdigaa  dalka  ku soo dhoweeyey Hey’adda Culumada Soomaaliyeed iyo Xarunta Hanuuninta iyo Isdhaafsiga Firkirka oo uu horkacayo Nuur Baaruud Gurxan. Labada wafdi kulan ay yeesheen waxa ay kaga wada hadleen isdhaafsiga aaraa’da iyo  booqashooyinka iyadoo laga  filayo Culumada Suudaan iney amaahiyaan khibraddooda aqooneed culumada Soomaaliyeed.

Shiikha Culumada Suudaan Sheekh Cissaam waxa uu u hibeeyey Culumada Soomaaliya Maktabad ay ku dhan yihiin Kutub cilmi ah. Shiikhu waxa uu ka mid yahay culumada loo yaqaano wasadhiyah ama dhexdhexaadka ah haddii uusan aheyn midka hormuudkooda u ah. Booqashadan waxa ay ka jawaabeysay booqasho hore oo Majmaca Culumada Soomaaliya ku tageen dalkaasi bishi ina dhaaftay horraanteeda. Dadka wafdiga ku soo dhoweeyey garoonka Aadan Cadde ee Soomaaliya waxa kaloo ka mid ahaa Cabdiraxmaan  Sahal oo ah Mudiirka  Xarunta Istusaaleynta Aaraa’da Saliimka ah oon isla markaana  aannu warbixintan ka  soo xigannay.

Comments (0)

Mayors urge federal action on Somali remittances

Mayors urge federal action on Somali remittances

Posted on 22 June 2015 by admin

Ed Murray 2 (640x355)

SEATTLE (June 22, 2015) – Today in San Francisco, the nation’s mayors called on the federal government to find a workable solution that allows Somali families living in the United States to once again send money to friends and relatives still living in the Horn of Africa.

In February, the Merchants Bank of California closed down all accounts of Somali-American Money Transfer Operators due to the increasing difficulty of complying with federal money laundering and terrorism financing regulations. That action has created new hardships for thousands of families in Somalia already struggling to meet their basic needs.

The Download Most Recent Classifieds.

was sponsored by Mayor Ed Murray of Seattle and Mayor Betsy Hodges of Minneapolis. Minneapolis and Seattle are home to the largest and second-largest Somali immigrant communities in the United States.

“Like many immigrants, Somali-American families want to send financial support to their loved ones back home,” Murray said. “These refugees who have found a better life in the United States are doing what any of us would do for their family members. The federal government must find a path forward to allow these remittances to continue.”

“Minneapolis is proud to be home to such a large and vibrant Somali community,” said Minneapolis Mayor, Betsy Hodges. “Their ability to send money home provides loved ones in Somalia with a critical lifeline that we must protect. Cash in suitcases in not a solution. I’m strongly requesting that banks work with Somali money wiring agencies so that hard-working residents of Minneapolis can help support their families.”

More than two million people in Somalia are dependent on financial assistance overseas. Somalia receives approximately $1.3 billion in remittances each year. Funding from these accounts had provided for food, water, shelter and education. The effects of these account closures have been exacerbated due to Somali’s lack of a functioning commercial banking system.

“In Somalia, where only one out of every three people has access to safe drinking water, money transfers from the U.S. and around the world comprise the single largest sector of the country’s economy,” said Raymond C. Offenheiser, President of Oxfam America. “These funds help Somalis meet their most basic needs. The U.S. government must pay urgent attention to hard-working Somali-Americans who are struggling to support their loved ones.”

The U.S. Departments of State and Treasury have yet to develop a system that would help local banks meet regulatory standards and allow financial aid to keep making its way to Somalia, while still ensuring the security of the United States. Last month in Seattle, Mayor Murray met with Secretary of State John Kerry to urge action on Somali remittances.

Comments (0)

Cali Xaaji  oo Shaqadiisii  Waayey!

Cali Xaaji oo Shaqadiisii Waayey!

Posted on 19 June 2015 by admin

runta_ad02Isku shaandheyn lama  filaan ah oo  lagu sameeyey golaha wasiirada ee Puntland ayaa waxa shaqadiisa ku waayey Cali Xaaji Warsame oo ah Wasiirkii ugu caansanaa golaha ahaana gacanta midig ee Cabdiwali  Gaas. Cali waxa  intii dowladda dhisneyd  uu ahaa Wasiirka  Waxbarashada isagoo ahaa nin howl badan oo meelo badan oo adduunka ah howlo ugu tagay  si uu u tayeeyo waxbarashada gobolka. Lama garan karo waxa iska horkeenay Cali iyo Cabdiwali, laakinse  waxa hubanti ah in isbeddelku abuuri karo kalsooni darro iyo degganaasho la’aan.

runta_ad01

Liiska hoos ka muuqda  waa sagaal wasiiro oo cusub oo beddeli doona kuwii Cali la galbaday.

1) Saalax Xabiib Xaaji Wasiirka Caddaaladda

2 ) Abdi Hersi Qarjab  Wasiirka Aminiga

3) Abshir Aw-Yousuf Ise Wasiirka  Tacliinta Sare

4) Abdulaahi Shikh Ahmed Wasiirka Lacagta

5) Faysal Cabdi Cali Gaas Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka

6) Abdi Jamaal Osman Wasiirka  Xannaanada Xoolaha

7) Ali Abdulaahi Warsame Wasiirka  Deegaanka

8) Dr. Abdinaasir Osman Isse Wasiirka  Caafimaadka

9) Abdulaahi Ali Hersi, Wasiirka Beeraha  iyo Waraabinta

Waxa durba  xilka iska casilay Cali Abdullahi, Wasiirka  Deegaanka, oo sheegay in Madaxweynuhu aannu kala tashan magacaabistiisii. Sidoo kale waxa xilka waayey dhowr Xoghayeyaal ka tirsanaa maamulka  gobolka.

Sawirrada waxa ay muujinayaan mar Cali Booqasho ku yimid  gobolka Washington iyo  magalaadeeda wayn ee  Seattle halkaasi oo ay ku dhaqan yihiin Soomaali fara badan. Mudane  Cali waxa uu la kulmay hoggaamiyeyaasha Bulshada,  Dadweynaha Soomaaliyeed iyo Madax ka tirsan Gobolka.

Comments (0)

Council Calls for Action to Support Somali Community in  Remittance Crisis

Council Calls for Action to Support Somali Community in Remittance Crisis

Posted on 19 May 2015 by admin

councilSEATTLECouncil unanimously approved legislation today, which calls on several City departments to investigate options that would allow Seattle residents to continue servicing remittances to Somalia.Due to federal government action in February, the Merchants Bank of California closed the accounts of all Somali-American Money Transfer Operators due to issues surrounding federal money laundering and terrorism financing regulations. Thousands of Somalis in Seattle are now unable to send money back to their families to help with basic needs such as food, water, shelter, and education.

“We want to do everything we can to help our Somali community and make all resources available in our advocacy strategy to implement changes at the federal level,” said Councilmember Bruce Harrell , chair of the Public Safety, Civil Rights, and Technology committee . “This is a complex problem, but we must find a way for families both here and there to safely and securely exchange money.”

“This is a humanitarian issue affecting hard working Somali families in Seattle,” said Mayor Ed Murray . “We will explore all options to assist the Somali community as they try to help their loved ones in Somalia. I’m hopeful we can work with federal officials and local financial institutions to find the right solution.”

“Finding ways to safely and securely send money back to family in Somalia is incredibly important to our Somali residents here in Seattle, and the City must explore every angle to help facilitate those transactions,” said Councilmember Mike O’Brien. “We have got to find a solution or countless people in Somalia will continue to suffer as this critical aid to their economy is shut off.”

Resolution 31578 reaffirms the City of Seattle’s support of Somali communities to continue sending remittances to Somalia and the Horn of Africa. It alsospecifically calls on the City of Seattle to help facilitate a stronger relationship between our Somali residents and local lending institutions and credit unions in order achieve access to capital and credit.

Seattle has one of the biggest Somali communities in the United States, many of whom were refugees. Each year, Somalia receives approximately $1.3 billion in remittances from the United States and more than 730,000 people in Somalia are dependent on this financial assistance lifeline.

Comments (0)

Hodan Gure (640×431)

Gabadha Telefishinka Casriga “Integration” Martigelisa!

Posted on 27 December 2014 by admin

Hodan Naleyeh (640x613)

Photo by Mohamud Yussuf (Runta)

Geesinimada  dhabta ah waa inaad naxariis leedahay  oo dadka jilicsan  wax la qabtaa ood xaqqa u hiilisaa. Hodan Naleyeh waxa ay ku soo caan baxday tayayooyinkaasi aan soo tilmaannay. Waxay bishan booqasho ku tagtay Xamar iyo qeybo ka mida  Somalia. Hodan waxa ku soo kortay dalalka Canada iyo Mareykanka. Si fiican uguma hadasho afka Hooyo, laakinse kuwii Soomaaliya dhiiggeeda iyo dhacaankeeda ku soo koray ayey kun iyo kow  jeer ka waddaniyadsan tahay.

Dadnimada waa  loo kala dhashaa. Hodan waxa ay dhexda  u xiratay iney toosiso waxa rag waaweyn ay dalkaasi ka halleeyeen. Soomaali is heysadkeeda waxa uu dhaxalsiiyey iney dhammaan gun noqdaan. Dhulkooda marti ka  noqdaan. Sharaf iyo weji aan ku laheyn caalamka. Dadku waxa la qaddiriyaa marka iyagu is qaddariyaan.

Xamar oo ah xuddunta dalka waxa ay u muuqataa iney soo hagaageyso. Kuwii dumiyey maanta dhuumasho ayey ku jiraan. Walaashey Hodan waxan ugu hambalyeynayaa in isbeddel doonkeeda halkaa ka waddo oo marna aanney ka daalin. Waan ugu bishaareynayaa in la gaaray xilligii Soomaali sidii lagu yiqiin iyo ka fiican ahaan doonto. Maskaxda way is beddeshay. Bugtaduna meesha way ka baxday. Thank you my dear sister  tallaabooyinka iyo is-xiqaanka dheeriga ah aad sameyneyso.

Hodan Gure (640x431)

Waan ku faani karaa in Hodan  tahay gabar aan aad isu naqaan. Waxa sidoo kale ammaan mudan Ahmed Gure oo ah ninka iska leh Website caanka ah Hiiraan Online oo isna dhinaceyga bidix ka muuqda. Haddaad si kale u fasirato waxa is dhinac taagan Hodan Naaleeye from Integration TV. Mohamud Yussuf oo ah Tifaftiraha Runta, Iyo Ahmed Gure, maamulaha Hiiraan Online oo ah qofka noogu dheer ee gashan shaarka buluugga ah. Sawirkaan waxa nalaka qaaday mar aannu isugu tagnay shir ay soo qaban qaabisay UN –ka oo lagu qabtay Gobolka Wales ee Boqortooyada Ingiriiska

Sawirradii Hodan ee Xamar waxad kala socon kartaa barta facebook ee Integration Tv. ama halkan riix

https://www.facebook.com/pages/Integration-TV/398831133578238?pnref=lhc

 

 

 

 

Comments (0)

Leading the Nation of Somalia

Leading the Nation of Somalia

Posted on 26 November 2014 by admin

By Mohamed Mohamud Peso

National leadership is a delicate balance of negotiating the operation of systems and simultaneously building the trust of people. Somali President Hassan Sheikh Mohamud has been in office since 2012 and initially generated international support. In fact, the New Somali deal supported by European donors was approximately $2.4 billion dollars (Bahadur, 2014).

Since that time however, a report issued by the U.N. Monitoring Group has blamed the President and a Maryland law firm Shulman, Rogers, Gandal, Pordy, & Ecker of inappropriately diverting assets. The assets were originally to be returned to the Central Bank of Somalia (CBS), after being stored in overseas accounts (Bahadur, 2014).

The result has been a chain of events that has eroded the credibility of the Somali government in the eyes of the international community. Inevitably, the international concerns reflect the growing mistrust by the Somali people. President Hassan Sheikh Mohamud as the leader of the government must simultaneously shoulder the blame and provide solutions to ease the concerns of the people.

In July 2013, the UN monitoring group expressed concern that CBS was essentially a shell company that housed government funds. According to the report the funds were subsequently used to facilitate corrupt political dealings. This mistrust was further fueled by the successive resignation of two Central Bank governors (CBG) (Bahadur, 2014).

The first step was the resignation of Abdulsalam Omer who was the CBG when the thirty seven page letter submitted by the UN monitoring group first came to light. Omer’s replacement was a Somali female CBG named Yussur Abrar. Abrar who was formerly of Citigroup claimed political intrusion had limited her ability to operate effectively in the position. She subsequently resigned less than two months later citing concern for her personal safety (Bahadur, 2014).

The embedded mistrust of the Somali government is further fueled by the Shulman Rogers contract which has been renewed in 2013. The initial intent of hiring the law firm in 2010 was for the recovery of overseas assets. However, according to at least one report the World Bank’s Stolen Asset Recovery Initiative had created an opportunity for mitigating costs associated with recovery.  The assets with a projected valuation of more than one hundred million had been held by UBS accounts in the U.S. and Switzerland, Citibank, Bank of America, and Chase.

However other articles suggest that despite such reports the Somali government’s strategic moves are proving beneficial. For example one international partnership with Turkey has helped to facilitate the rebuilding of the airport and seaport. This is critical as revenue generated from the airport and seaport help sustain the economy.  Mogadishu the capital has historically been inundated with war and political infighting. According to President Hassan Sheikh Mohamud the world class Aden Abdulle Osman airport is projected to be completed by 2015 (Billow, 2014).

Positive signs of the impact of such moves include the removal of Mogadishu’s airport from the Zone 5 list. This list includes airports that create various safety risks to aircraft crew and travelers. As a result of Zone 5 removal Turkish Airlines has begun weekly flights to Mogadishu. Further the Al Bayrak Turkish Firm is in the process of revitalizing the Mogadishu seaport. The goal of the revitalization project will be to integrate new technology into the cargo hub. This is beneficial in meeting both meeting international standards and attracting educated Somali youth (Billow, 2014).

Further, Somali President Hassan Sheikh Mohamud and the Government are creating security for the business community. With the African Union providing security over the last few years Somalia’s business community is expanding trade. Business people have attested to the growing stability of Mogadishu over the past few years. This has resulted in population growth and an increase of investor interest.  The international partnership with Turkey is also providing opportunities for improved roads, banks, educational facilities, health care organizations, and hotels (Billow, 2014).

In order to truly lead the nation of Somalia President Mohamud will need to continue to build such critical partnerships. Partnerships that bolster the economy through infrastructure development and various initiatives are vitally important. By strengthening the infrastructure of Mogadishu and other key cities a shift in the perception of Somalia is inevitable. The international community gains confidence in the stability of the country and that is an attractive proposition to potential investors. For example the removal of the Zone 5 label from the airport led to more flights into Mogadishu.

In addition the President should consider a few recommendations. One idea is to launch the United Federal military including the army and navy. Another idea would be the restructuring of the Central bank so that it is no longer viewed as corrupt. This strategy would include attracting educated Somali youth to work at the bank. Also the establishment of the federal intelligence agency would be ideal. Finally it is recommended that there be the restoration and launching of the National unity campaign. This process includes visiting all states and tribes and receiving national commitment. In this, the President will win the hearts and minds of the people and inspire transformative hope.

Mohamed Mohamud Peso

High School Graduation Coordinator

MBA Student at Evergreen State College (2015)

Somali Policy Blogger (  http://mohamedhpeso.blogspot.com/2014/11/leading-nation-of-somalia.html )

 

References

Bahadur, J. (2014, September 22). The President’s Bank: corruption allegations tarnish Somalia’s brave new world. Retrieved from http://africanarguments.org/2014/09/22/the-presidents-bank-corruption-allegations-tarnish-somalias-brave-new-world-by-jay-bahadur/

Billow, A. (2014, October 2). Rebuilding of Mogadishu Airport, Seaport Underway. Retrieved from http://www.hiiraan.com/news4/2014/Oct/56563/rebuilding_of_mogadishu_airport_seaport_underway.aspx

 

Comments (0)

Thoughts of Storytelling Somalia Retreat!

Thoughts of Storytelling Somalia Retreat!

Posted on 30 September 2014 by admin

By Hodan Ibrahim

This week was a game changer for me. It has felt like 1 years worth of growing has been done in just one week. I was selected to be Continue Reading

Comments (0)

Professor Tsunami!

Professor Tsunami!

Posted on 21 July 2014 by admin

professor


By Mohamud Yussuf

Dhibaatadii dalka ka dhacday waxan ku xusuustaa labo qof iyo hal seddexaad. Continue Reading

Comments (0)

img
img
img
img
img

Newsletter Signup

Subscribe to get latest updates.

Warning: Unknown: open(/home/content/57/7277257/tmp/sess_6mvr73si34dkumbbs12vv3u9k1, O_RDWR) failed: No such file or directory (2) in Unknown on line 0

Warning: Unknown: Failed to write session data (files). Please verify that the current setting of session.save_path is correct () in Unknown on line 0